Samuu'eel Kowaad 28:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul si kale iska dhigay, dhar kalena wuu qaatay, wuuna tegey, isagoo laba nin la socda, oo waxay naagtii u yimaadeen goor habeennimo ah. Markaasuu ku yidhi, Waan ku baryayaaye, ruuxaanta iila hadal, oo ii soo kici ku alla kii aan kuu magacaabo.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:1-12