Samuu'eel Kowaad 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu addoommadiisii ku yidhi, War ii doona naag ruuxaan leh, aan u tago oo wax weyddiiyee. Markaasaa addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Naag ruuxaan leh baa Ceyn Door joogta.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:1-17