Samuu'eel Kowaad 28:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtiina waxay ku tidhi, Bal eeg, waad og tahay Saa'uul wuxuu sameeyey, iyo siduu dalka uga saaray kuwii ruuxaanta lahaa, iyo saaxiriintii oo dhanba. Haddaba bal maxaad dabin iigu dhigaysaa si aan u dhinto?

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:1-13