Ishacyaah 35:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaas libaax ma jiri doono, oo bahal dugaag ahuna ma mari doono, oo innaba iyaga halkaas lagama heli doono, laakiinse waxaa jidkaas mari doona kuwa la soo furtay.

Ishacyaah 35

Ishacyaah 35:8-10