Ishacyaah 35:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa halkaas jiri doona jid weyn, oo waxaa jidka loo bixin doonaa Jidkii Quduusnimada, kuwa aan daahirsanaynuna ma mari doonaan, laakiinse waxaa leh kuwa isaga jidka la socda, oo xataa nacasyaduna kuma qaldami doonaan.

Ishacyaah 35

Ishacyaah 35:1-10