Ishacyaah 35:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii Rabbigu soo madaxfurtayna way soo noqon doonaan, oo iyagoo gabyaya oo weligoodba aad u faraxsan ayay Siyoon iman doonaan, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo caloolxumo iyo taahiduna way iska dhammaan doonaan.

Ishacyaah 35

Ishacyaah 35:1-10