Yooxanaa 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed wuxuu haddana ku yidhi iyaga, Waan tegayaa, waadna i doondooni doontaan, waadna ku dhiman doontaan dembigiinna. Meeshaan tegayo iman kari maysaan.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:20-23