Yooxanaa 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Yuhuuddu waxay yidhaahdeen, Miyuu isdilayaa? Waayo, isagaa yidhi, Meeshaan tegayo iman kari maysaan.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:13-24