Yooxanaa 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadalladaas ayuu kaga hadlay meeshii khasnaddu tiil intuu macbudka wax ku barayay. Oo ninna ma uu qaban isaga, waayo, saacaddiisii weli ma iman.

Yooxanaa 8

Yooxanaa 8:12-25