Yooxanaa 19:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Bilaatos haddaba Ciise watay oo karbaashay,

2. askartiina taaj ayay qodxan uga taxeen, oo madaxiisay saareen, oo waxay u geliyeen dhar guduudan.

Yooxanaa 19