Yooxanaa 18:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay dhammaan mar kale qayliyeen iyagoo leh, Ninkan ma aha, laakiin Baraabbas. Baraabbas wuxuu ahaa waxdhace.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:37-40