Yooxanaa 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka Maryan tii reer Magdala ayaa aroortii hore xabaashii timid, intay weli gudcur ahayd, oo waxay aragtay dhagaxii oo xabaashii laga qaaday.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:1-4