Yoo'eel 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumaha nagu wareegsan oo dhammow, kaalaya oo soo dhaqsada, oo dhammaantiin isa soo wada urursada. Rabbiyow, kuwaaga xoogga badan halkan u soo dir.

Yoo'eel 3

Yoo'eel 3:3-16