Yoo'eel 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba quruumuhu ha kaceen, oo ha yimaadeen dooxada Yehooshaafaad, waayo, halkaasaan u fadhiisan doonaa inaan xukumo quruumaha hareeraha ku wareegsan oo dhan.

Yoo'eel 3

Yoo'eel 3:7-15