Yoo'eel 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba birtii marashiyadiinna seefo ka tunta, oo manjooyinkiinnana warmo ka tunta, oo kii itaal yaru ha yidhaahdo, Xoog baan leeyahay.

Yoo'eel 3

Yoo'eel 3:9-12