Yexesqeel 37:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas darteed ayaan wax u sii sheegay sidii laygu amray, oo intaan wax sii sheegayay ayaa sanqadh weyni yeedhay, oo dhulgariir baa dhacay, oo lafihiina way isku soo wada urureen, oo lafuba lafteedii bay u tagtay.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:1-14