Yexesqeel 37:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo seedaan idin kor saari doonaa, oo hilib baan idiin yeeli doonaa, oo harag baan idinku dabooli doonaa, oo neef baan idin gelin doonaa, oo waad noolaan doontaan, oo waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:1-14