Yexesqeel 37:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intaan fiirinayay ayaa waxaa soo kor fuulay seedo, oo hilib baana ka dul baxay oo harag baa ku kor daboolmay, laakiinse neefu kuma jirin.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:2-15