Yexesqeel 34:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo aniga Rabbiga ahu Ilaahooda baan ahaan doonaa, oo addoonkayga Daa'uudna wuxuu ahaan doonaa amiir dhexdooda jooga. Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay.

Yexesqeel 34

Yexesqeel 34:19-28