Yexesqeel 34:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan iyaga u yeeli doonaa adhijir keliya oo iyaga jira, oo isaguna wuu daajin doonaa, oo kaasu waa addoonkayga Daa'uud. Isagaa daajin doona, oo adhijir buu u ahaan doonaa.

Yexesqeel 34

Yexesqeel 34:15-29