Yexesqeel 34:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan iyaga la dhigan doonaa axdi nabdeed, waxaanan ka dhigi doonaa in dugaag baas ay dalka ka dhex baabba'aan. Cidladay ammaan ku degganaan doonaan, oo kaynta dhexdeedana way iska seexan doonaan.

Yexesqeel 34

Yexesqeel 34:22-26