Yexesqeel 34:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed adhigayga waan badbaadin doonaa, oo mar dambena wax la dhaco siima uu ahaan doono, oo waxaan kala xukumi doonaa ido iyo riyo.

Yexesqeel 34

Yexesqeel 34:12-31