Yexesqeel 20:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba gacantaydaan kor ugu qaaday oo ugu dhaartay cidlada dhexdeedii inaan iyaga quruumaha ku kala dhex eryi doono, oo aan waddammada ku dhex firdhin doono,

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:17-26