Yexesqeel 20:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, xukummadaydii ma ay samayn, laakiinse qaynuunnadaydii way diideen, oo sabtiyadaydiina nijaas bay ka dhigeen, oo indhahooduna waxay raaceen sanamyadii awowayaashood.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:16-27