Yexesqeel 20:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase ahaatee gacantaydii waan ka soo celiyey, oo magacayga daraaddiis baan u shaqeeyey, si uusan ugu nijaasoobin quruumaha hortooda, waayo, iyagoo u jeeda ayaan soo bixiyey.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:13-27