Yeremyaah 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, geeri baa daaqadahayaga nooga soo dustay, oo waxay soo gashay daarahayaga inay carruurta dibadda ka baabbi'iso, oo ay barbaarradana jidadka ka baabbi'iso.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:20-26