Yeremyaah 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dumarow, bal erayga Rabbiga maqla, oo dhegihiinnuna erayga afkiisa ha aqbaleen, oo gabdhihiinnana baroorashada bara, oo middiin kastaaba teeda kale ha barto.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:15-22