Yeremyaah 9:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadka meydkiisu wuxuu u soo daadan doonaa sida digo berrin bannaan taal oo kale iyo sida gacan muggeed oo ka hadhay nin beer soo goostay, oo ciduna sooma ururin doonto.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:13-26