Yeremyaah 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa Siyoon ka yeedhaya cod baroor ah oo leh, Sidee baannu u baabba'nay! Aad iyo aad baannu u ceebownay, maxaa yeelay, dalkii waannu ka tagnay, oo hoyaashayadiina waa nalaga dumiyey.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:18-26