Yeremyaah 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu ha soo dhaqsadeen, oo aad ha noogu baroorteen, si ay indhahayaga ilmo uga soo daadato oo ay biyona uga soo butaacaan.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:12-26