Yeremyaah 9:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Aad u fiirsada, oo u yeedha naagaha baroorta ha yimaadeene, waxaad u cid dirtaan naagaha aad baroorta u yaqaan ha yimaadeene.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:8-24