Yeremyaah 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan dhegaystay oo waan maqlay, laakiinse si qumman uma ay hadlin. Oo midkoodna xumaantiisii kama toobadkeeno, isagoo leh, Bal maxaan sameeyey? Mid kastaaba wuxuu u leexdaa jidkiisii sida faras dagaal ku yaacaya.

Yeremyaah 8

Yeremyaah 8:1-12