Yeremyaah 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba dadkan reer Yeruusaalem bal maxay dib ugugu simbiriirixdeen dibunoqosho weligeed ah? Iyagu khiyaano way xajisanayaan, wayna diidaan inay soo noqdaan.

Yeremyaah 8

Yeremyaah 8:4-6