Yeremyaah 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida xaqiiqada ah xuurta samadu xilligeeda way taqaan, oo qoolleyda, iyo dabfallaadha, iyo saratoosiyuhuba way dhawraan xilliga imaatinkooda, laakiinse dadkaygu Rabbiga xukunkiisa ma ay yaqaaniin.

Yeremyaah 8

Yeremyaah 8:1-14