Yeremyaah 51:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baabuloon dhexdeeda ka carara, oo nin kastaaba naftiisa ha la baxsado. Xumaanteeda ha ku dhex baabbi'ina, waayo, haatan waa wakhti uu Rabbigu ka aarsan doono, oo iyada wuu abaalmarin doonaa.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:1-9