Yeremyaah 51:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baabuloon waxay ahayd koob dahab ah oo Rabbiga gacantiisa ku jira oo dunida oo dhan sakhraamiyey. Quruumuhu waxay cabbeen khamrigeedii, oo sidaas daraaddeed quruumihii way wada waasheen.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:5-17