Yeremyaah 51:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadka Israa'iil iyo dadka Yahuudah toona Ilaahooda ah Rabbiga ciidammadu innaba ma dayrin, in kastoo dalkoodii uu ka buuxsamay dembi ay ku sameeyeen Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:3-8