Yeremyaah 51:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa la layn doono waxay ku dhex dhici doonaan dalka reer Kaldayiin, oo kuwa la dooxdooxi doonona waxay ku dhici doonaan jidadkeeda.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:1-8