Yeremyaah 51:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii qaanso xoota iyo kii dharkiisa birta ah la sara kacaba qaansoluhu qaansadiisa ha u xooto, oo barbaarradeedana ha u tudhina, oo ciidankeeda oo dhanna wada baabbi'iya.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:1-13