Yeremyaah 51:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Baabuloonna waxaan u soo diri doonaa haadiyayaal, oo iyaday haadin doonaan, oo dalkeedana way madhin doonaan, waayo, maalinta dhibaatada dhinac kastay kaga soo duuli doonaan.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:1-6