Yeremyaah 50:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hareeraha kaga qayliya, iyadu way isdhiibtay, aasaaskeedii wuu dhacay, derbiyadeediina waa la wada dumiyey, waayo, taasu waa aarsashadii Rabbiga. Iyada ka aarsada, oo sidii ay yeeli jirtay iyada ku sameeya.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:11-19