Yeremyaah 50:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baabuloon ka baabbi'iya kan wax beera iyo kan manjada qaada wakhtiga beergoosadka. Seefta dulmaysa cabsi ay ka qabaan aawadeed ayaa midkood kastaaba ku noqon doonaa dadkiisii, oo midkood kastaaba u carari doonaa dalkiisii.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:15-25