Yeremyaah 50:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna qaansada xoota oo dhammow, Baabuloon hareereheeda dagaal isugu diyaariya. Iyada fallaadhihiinna ku gana, oo fallaadhna ha ka ceshanina, waayo, Rabbigay ku dembaabtay.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:12-18