Yeremyaah 48:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, wuxuu u soo duuli doonaa sida gorgor oo kale, oo baalashiisana wuxuu ku fidin doonaa dalka Moo'aab.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:32-47