Yeremyaah 48:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidee buu u dumay! Sidee baa reer Moo'aab dhabarka ceeb ula sii jeediyey! Markaasuu reer Moo'aab kuwa hareerihiisa ku wareegsan oo dhan u noqon doonaa wax lagu qoslo oo lagu naxo.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:32-47