Yeremyaah 48:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qiryood waa la qabsaday, oo qalcadihiina waa la argaggixiyey, oo ragga xoogga badan ee Moo'aab qalbigoodu wuxuu maalintaas noqon doonaa sida naag fooli hayso qalbigeed oo kale.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:32-44