Yeremyaah 48:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Guryaha Moo'aab dushooda, iyo jidadkiisa dhexdooda waxaa meel kasta jira baroorasho, waayo, Moo'aab waxaan u burburiyey sidii weel aan la doonaynin oo kale.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:37-45