Yeremyaah 48:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, madax kastaba waa la xiiray, oo gadh kastaba waa la jaray, oo gacmaha oo dhanna nabaraa ku kor yaal, oo dhexdana joonyad baa ku xidhan.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:30-43