Yeremyaah 48:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Farxadda iyo rayraynta waa laga qaaday beertii midhaha badnayd iyo dalka Moo'aabba, oo waxaan ka dhigay in khamri macsarooyinka laga waayo, oo ciduna kuma tuman doonto iyagoo heesaya, oo heestooduna innaba hees ma noqon doonto.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:28-35