Yeremyaah 48:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Canabka Sibmaahow, waxaan kuugu ooyi doonaa oohin ka sii daran tii Yacser. Laamahaagii badday dhaafeen, oo waxay gaadheen xataa tan iyo badda Yacser. Baabbi'iyihii wuxuu soo dhacay midhahaagii la hor guray iyo canabkaagii.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:22-39